Animation

Qiimaha Codadka Xildhibaanada oo Cirka isku shareeray {Imisuu gaaray}

no responses
Wednesday January 11, 2017 - 6:12 under Breaking News by Kaafi
mqdefault

Waxaa saacad walbaa sii kordhay Qiiymaha lacagta ee lagu doonayo Codadka Xildhibaanada Maanta Soo dooran doona Musharraxiinata Loolanka uu u dhaxeeyo ee baarlamaanka.

Kulamadii ugu dambeeyay waxaa Xildhibaanada Maanta wax dooran doona la yeelanaya Prof’Jawaari’.Xiddig,Takhtar,Iyo C/fataax Geeseey kuwaas oo mid kastaa Xildhibaanada uu la kulmay ka dalbanaya in ay isagu doortaan.

Codadka Xildhibaanada ayaa la gaarsiiyaya Lacag dhan Afar Bolol oo kun oo Doollar { $400,000} warar aya sheegaya in uu jiro isbaheysi ka dhan ah Mid kamid ah Musharraxiinta Guddoomnka Baarlamanka u taagan kaas oo ay hormuud ka yihin Xisbiga Madaxweyanha Talada dalka ay ka dhamaatay ee Xasan sheekh.