Breaking News Somali News Top News

Qarax aan Noociisa Horay loo arag oo Muqdisho ka dhacay Maxaase loo adeegsaday? (VIDEO)

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan Qarax qasaaro geestay oo barqanimadii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa Miino ayaa waxa uu ka dhacay Gudaha Suuqa siinaay ee Dagmada Warta nabadda waxaana qaraxa loo adeegsaday Gaari Gacan.

Gaariga gacanka ayaa lagu hoos qariyay Miinada kadibna waxaa la dhigay suuqa siinaay gaar ahaan qeybta qudaarta oo mashquul badan uu ka jiro.

Xiliga qaraxa uu dhacaayay waxaa suuqa ku jiray ciidamada qaada Canshuurta waxaana la sheegay in qaraxa iyaga loola danlahaay.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Related posts

XOG XASAASI AH: Shariif Sakiin oo Beelaha hawiye & Daarood la Ciyaaraya Siyaasad Shirqool ah…

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Maxaa Cawada ka Cusub Garoonka Diyaaradaha Cadaado oo galabta uu dagaal ka dhacay

admin

SAWIRRO:- Maxaabiis ka tirsanaa ONLF oo laga siidaayay Xabsiga Jigjiga

Ahmed sudani