Somali News

Qaar kamid ah Musharaxiinta Maamulka Galmudug oo qaadacay ka qayb galka.

Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen inaysan ka qeyb galeen doorashada Madaxweynaha Galmudug ilaa iyo inta ay kala qeybsan yihiin Xubnaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka.

Musharixiintaan oo kala ah Cabdi Dheere, Kamaal Guutaale, C/raxmaan Odawaa iyo C/llaahi Faarax Wehliye ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada Galmudug ay yihiin kuwo afduuban

Hoos Ka Akhriso Qoraal ay soo saareen Musharixiinta.

Related posts

Iyadoo ka jawaabeysa dhibaatooyinka bani’aadminimo ee ka dhashay abaaraha ka taagan Soomaaliya ayaa sanduuqa dadweynaha ee UN waxaa uu sheegay in….

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Augastine Mahiga oo Muqdisho ku sugan, muxuu u joogaa???

admin

Akhriso: Guddoomiyaha baarlamaanka galmudug oo ra’isul wasaare kheyre u diray warqad uu ku cadeynaayo in baarlamaanka ay……

Tifaftiraha K24