Qaar kamid ah Ciidamada Booliska Somaliya oo Tababar Casri ah uga Socdo Dal kamid ah.

0

Magaaladan İzmir ee dalka Turkiga waxaa Tababar ku saabsan la-dagaallanka argagixisada uga socdaa qaar ka mid ah ciidanka booliska Soomaaliyeed.Magaaladan İzmir ee dalka Turkiga waxaa Tababar ku saabsan la-dagaallanka argagixisada uga socdaa qaar ka mid ah ciidanka booliska Soomaaliyeed.
Saraakiil ka tirsan Booliska Turkiga ayaa bixinaya tababarkan casriga ah, iyadoo horey Turkigu uu gudaha dalka iyo dibedaba ugu tababaray kumanaan askari oo qalabkoodu u dhan yahay, kuwaasoo haatan qeyb libaax ka qaadanaya howlgalada ka socda dalka.