Somali News

Qaabilaada Ergada ka qeyb galeysa Shirka Dhuusa mareeb oo bilaabatay.

Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalooyinka Dhuusamareeb & Guriceel ayaa waxaa ay ka dalbadeen Odayaasha Dhaqnaka ee degmooyinka kale inay shirkaasi ka qeyb galaan,isla markaana uu muhiim u yahay danta dadka ku nool deegaannada Galmudug.

Ammaanka Magalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay,waxaana Magalada siwadajir ah Ammaanka u sugaya Ciidamada Millateriga,Nabadsugida iyo Booliiska Soomaaliya oo dhawaan halkaasi la geeyay.

17-Bishaan oo ka harsan tahay laba Cisho oo kaliya ayaa la filayaa in shirkaasi uu furmo,waxaana xusid mudan in Odayaasha Dhaqanka Beelaha qaar sida kuwa Magalada Cadaado ay gebi ahaanba qaadaceen shirkaasi ka qeyb galkiisa.

Related posts

TOP NEWS : Baarlamaanka Jubaland oo u codeeyey ineey kamid noqon karaan Wasiirada Jubaland.

admin

DEG DEG: Guddoomiyaha G.Banaadir Taliyihii Hore ee NISA iyo Wafdi Sare oo Jowhar gaaray iyo Kulan Xasaasi ah oo hada ka socda Xarunta Maamulka Gobolka+Sawirro

Tifaftiraha K24

Mareykanka oo muqdisho usoo wareejin doona dhamaan xafiisyadiisa uu hada nairobi ku leeyahay

Tifaftiraha K24