Breaking News Somali News Top News

Puntland Oo Beenisay In Mas’uul Ay Ka Tahay Xirnaanshaha Suuqa Boosaaso

Wasiirka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda ee Maamulka Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa beeniyay in Maamulka Puntland uu mas’uul ka yahay xirnaanshaha Suuqa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Waxa uu sheegay Wasiirka in Ganacsatada Puntaland iyagu Mas’uul ka yihiin Xirnaashaha Ganacsiga Boosaaso maadama Dadka ay ku dalaceen Lacago iyagoo ku andacoonaya in Canshuur lagu kordhiyay taa oo uu wasiirka gaashaanka u daruuray.

Saciid Maxamd Raage Wasiirka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland ayaa hoosta ka xariiqay in Ganacsatada aan laga aqabaleyn in dooman raran ay iska dhax yaalaan Dekedda.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa xirnaa Ganacsiga Suuqa Magaalada Boosaaso xirnaanshahaas oo Ganacsata ay u sababeeyeen Lacago Canshuur ah oo lagu kordhiyay shixnadihii ay kala soo degi lahaayen Dekedda Boosaaso.

Related posts

Dhageyso: Shiikh axmad shaakir oo ku goodiyay in ciidanka ahlu-sunna ay la wareegi doonan ceelbuur isagoona dowladda ugu baaqay in ay……

Tifaftiraha K24

RW Cumar Cabdirashiid” Saaka koonfurta Gaalkcyo ka Qureecanay Maantana Waqooyi ayan ka qadadaynay” Sawiro

Tifaftiraha K24

Daawo: Qaabkii Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Magaalo xeebeedka Hobyo

admin