Dhamaan jaaliyadda Galmudug ee dalka Jarmalka waxaa la ogaysiinayaa in xaflada taageerada galmudug lagu qaban doono magaalada münchen ee dalka Jarmalka taariiqda marka ay tahay 13.11.2015 saacaduna waa 8:pm ilaa 4:am.
Adareskuna waa: Wamslerstraße9.81829
Haddaba cid alaala iyo cidii daneyneysa waxaa lasoo xariiri kartaa holwadeenada xaflada :
1.c/fataax cali xabeeb tell:004917679080859
2.gacmadheere tell:004917682478557
3.shaam tell:004915215605577
4.cabdullahi dheere tell:004915210236054
Waad mahadsantihiin
Wabilaahi Towfiiq