Animation

Ogeysiis ku socdo Soomalida ku nool Biljimka iyo Holland iyo Habeenkii Nasteexo Indho Yaxye Fantastik Dj Zubeyr

no responses
Sunday February 5, 2017 - 4:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Waxaa la ogeysiinaya bulshada soomaliyeed ee ku nool wadamada Biljamka iyo Hollan in la qaban doono show aad u xiiso badan oo inabada la wada sugaayay waana habeenkii Fanaaniinta Nasteexo Indho iyo Yaxe Fantastic iyo aliba DJ zubeyr Hadaba yaan lagaaga sheekeyn habeenkaas iyo Fanka casriga ah ee lasoo bandhigi doono.

Facebook Comments