Animation

Ogeysiis ku socdo Dumarka ku Nool Wadanka Holland iyo fursad Shaqo Abuur ah

no responses
Monday October 3, 2016 - 6:40 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa Magaalada Den Haag ee wadanka Netherlanad lagu qaban doonaa taariikhda marka ay tahay 28/10/2016 Barnaamij lagu soo bandhigayo Ganacsiga Dumarka ku nool wadanka Holland.

Kulankaan ayaa sanadkaan waxaa loo gartay ineey ayaga soo qaban qaabiyaan Dukaanka caan baxay ee Qalanjo  ee ku yaala magaalada Den Haag, Maalintaan Waxaad soo bandhigi kartaa Ganacsigaaga sidoo kale hadaad dooneysid inaad ganacsi furato waxaad ka heli doontaa talooyin wanaagsan iyo inaad hesho fursad aad kula kumi karto dadka horay u furtay ganacsiga guleeystay sida Maamulka Dukaanka Qalanjo.

Hadaba hadii aad tahay qof jecel ganacsiga ama niyadda ku haayo inuu maalin furto Meherad ka soo qeybgal kulankaan.

waxii aqbaar ah ku dir Ciwaankaan hoos ku qoran

Info@qalanjofashion.com

qalanjo