Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Arimaha Bulshada Somali News Xulashada K24

Ogeysiis iyo Wagelin Muhiim ah oo ku socota Akhristayaasha Sharafta leh ee K24

Wargelin Muhiim ah:- 

Maamulka iyo Hawl-wadeenada Shabakadda wararka ee Kismaayo24 waxay Macaamiishooda Sharafta leh uga cudur-daaranayaan shaqa gaabiska aheyd ee  dhawaanahan ku timid webka Kismaayo24.

anagoo og in Macaamiisheena Sharafta leh ay mudooyinkii dambe ka maqneyd il wareed muhiim u aheyd inbadan oo bulshada Soomaaliyeed ah, ayaan ku wargalineynaa Akhristayaasheena Sharafta leh inaan dib u hawl-galinay shaqadiine ay si toos ah u bilaabaneyso wixii maanta ka dambeeya.

Bahda Kismaayo24 waxay diyaar idiin layihiin helitaanka akhbaaraadka kajira dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba, meesha Kama marna Xogihii iyo warbixinadii Gaarka inoo ahaa ee aad inooga barateen inaad ka heli doontaan mareegta Kismaayo24.

Dhinaca kale waxaan saxiibada kutaxan webkeena ku wargalineynaa si toos ah noogu soo diri kartaan wararka, xogaha, Muuqaalada iyo masawirada aad jecleystaan inaad nala wadaagtaan inagune waxaan balan qaadeynaa inaan bulshada usoo gudbino insha allah.

waxaad si toos ah Faalooyinka iyo Warbixinada aad rabtaan inaad nala wadaagtaan, aad noogu soo diri kartaan qaybta Contact us-ka

contactus

Wada shaqeyn wacan ayaan idinka rajeyneynaa.

Related posts

Daawo: Muuqaal iyo Sawirradii Ugu Horeeyay oo laga Helay Weerarkii Alshabaab ay ku qabsadeen Dagmada Afgooye iyo qasaaraha ka dhashay

Tifaftiraha K24

War Cusub: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo ka dhacay Deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose????

Tifaftiraha K24

DAAWO SAWIRADA – Markabka sidey Qaxooti kor u dhaafey 2,500 oo qof oo gaarey Dekadda Boosaaso

admin