Somali News

Ogeeysiis: Xaflad lagu soo dhaweynaayo madaxweyne farmaajo oo lagu qaban doono magaalada Den Haag ee dalka Holland

Xafladdaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Den Haag ee dalka Holland, Ayadoo loogu dabaaldaggi Doono soo dhaweynta madaxwynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Sidoo kale lagu sagootin doono Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiekh Maxamuud.

dhanka kale waxaa maalintaa goobta yaalo sanduq dhaqaalo loogu aruurinaayo dadka abaaruhu saameeyn  fadlan ka qeyb qaado badadbaadinta danyarta Soomaaliyeed.

Related posts

Madaxweynaha Somaliland oo baaq u diray Beelaha ku dagaallamaya Gobolka Sanaag

Ahmed sudani

Puntland oo mowqifkeedi Shirki Kismaayo u dirtay beesha Calamka.

admin

Dowladda Federalka ma dadaal yara, laakiinse Hantida Qaranka looma hayo garowshiyo

admin