Somali News

Norway oo laga helay Qofkii ugu horeeyay ee Qaba Cudurka Coronavirus

Caabuqa Cudurka ayaa laga helay muwaadin u dhashay Norway kaasi oo dhawaan safar kaga yimid dalka Shina qofka ayaana lagu xabisay hoygiisa oo ku yaalla Magaalada Tromsø halkaasi oo caafimaadkiisa lagula tacaalayo.

Shirka jaraa’id ayaa lagu sheegay in Cudurka ninkaani uusan faafi karin madama uusan laheen tilmaamaha halista ee cudurka Coronavirus kaasi oo keena in durba uu faafo.

Hay’ada caafimaadka ayaa ugu danbeyn digniin u jeedisay dadka norway madama halista cudurkan ee dhanka faafitaanka uu ka jiro gudaha Qaarada Yurub.

Related posts

Soo Dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya oo aad looga dareemay Magaalada..

gurey

Dhagayso:- Madaxweyne Gaas oo Arimo Xasaasi ah ka hadlay+ Alshabaab

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Qarax kaloo xoogan oo hada ka dhacay Gudaha Hotelka Naasa-Hablood iyadoo…

Tifaftiraha K24