Animation

Nigeria Oo War Cajiib Ah Kasoo Saartay Doorashadii Madaxweyne Maxamed Farmaajo

no responses
Monday February 13, 2017 - 7:40 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kusimaha Madaxweynaha dalka Nigeria Yemi Osinbajo oo war qoraal ah kasoo saaray doorashadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay in ay tahay Doorashadaasi Guul u soo hoyatay dhammaan umada Soomaaliyeed.

Kusimaha Madaxweynaha dalka Nigeria Yemi Osinbajo ayaa qiray in doorashadii lagu doortay Farmaajo in ay aheyd mid ku dhacday si caddaalad ah, islamarkaana ay la shaqeyn doonaan dowladda cusub.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Yemi Osinbajo ayaa Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ugu baaqay in uu ka shaqeeyo sidii Soomaaliya ay ku gaari laheyd Nabad iyo Horumar.

Sidoo kale Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayuu uga mahadceliyay sida wanaagsan ee uu ku aqbalay Natiijadii Doorashada.

Ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in dowladda Nigeria ay si weyn uga qeyb qaadan doonto dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.