Animation

NAXDIN: Maxaadan Ogeyn Oo Naxdinteeda Leh Oo Xalay Baladweyne Ka Dhacay (War Ayaan Idinka Wadnaa)

no responses
Thursday September 22, 2016 - 4:56 under Somali News by Tifaftiraha K24

Waxaa caawa xaafadda Kooshin ee magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan lagu dilay ganacsade laga yaqaan magaalada.

Koox dabley ah ayaa la sheegay inay ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Daahir Mahad-alle rasaas ku fureen kadib salaadii cishaha, iyagoo kadibna ka baxsaday goobta.

Dableyda dilka geystay ayaa sidoo kale dhaawacay wiil uu dhalay ganacsadaha oo la socday, iyagoo ujeedkoodu ahaa inay dilaan wiilka balse ay kala garan waayeen.

Dhaawaca wiilka ayaa la dhigay isbitaalka magaalada beledweyne iyadoo aanay jirin cid loo qabtay falkan dilka ah.