Animation

NAXDIN: Maxaa Naxdintooda Leh Ee Laga Soo Sheegayaa Soomaalida South Africa (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

no responses
Friday September 30, 2016 - 6:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
Spread the love

Burcad madow ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa tuulada Matola ee hoostagta magaalada Johannesburg ku dilay Ganacsade Soomaaliyeed halka mid kale na ay dhaawac u geysteen.

Ganacsadaha dhintay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Barqadle , halka midka dhaawacana lagu magacaabo Cabdi shakuur.

Mid ka mid ah ganacsatada magaalada Johannesburg ayaa Saxaafada u sheegay in burcadda ay ganacsatadaan ku weerartay goobtooda ganacsi oo ku yaalla tuulada Matola ee hoostimaada magaalada Johannesburg.

 

Facebook Comments