NATIIJOOYINKA: Kooxdii Ka Socotey Galmudug Oo Gabi Ahaanba Ka Soo hartey Ciyaaraha Gobaladda Kadib Markii……………

0

Kooxda Galmudug ayaa gebi ahaanba isaga hartay Tartankii Maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ka dib guuldaro kasoo gaartay galabta Kooxdii ku Ciyaaraysan Magaca Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Xidigaha Macalin Cabdi Kuus ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa galabta u diiday in dhigiisa galmudug Macali Sandhool uu kasoo gudbo wareega Koowaad ee Group-ka B, ka dib markii uu kaga adkaaday 1-0.

Kooxda Galmudug ayaa guuldaradii labaad la kulantay xilli ay sidoo kale guuldaro 2-1 kala kulantay Kooxda Jubbaland.