Somali News

Muuqaalka Ninkii ka danbeeyay Weerarkii Germalka oo lasoo bandhigay.

Tobias Rathjen oo 43 jir ah ayaa lagu sheegay ninkii xalay weerarka kula beegsaday magaalada Hanau ee dalkaasi Jarmalka kaas oo uu ku dilay 11-ruux oo ay hooyadii ku jirto.
 
Ninkan ayaa la sheegay in uu ka tirsanaa kooxaha cunsuriyiinta ee ka dhisan dalkaasi Jarmalka, waxaana la sheegay in uu ka tagay farriin qoraal iyo video ah oo uu ku sababeynayo weerarkiisa.
 
Farriinta qoraalka ah ayaa la sheegay in sadar ka mid ah uu dhigayay in sababta uu weerarka u geystay in ay tahay “in uu doonayay in uu tir-tiro dad eysan macquul aheyn in laga musaafuriyo dalka”.
 

Related posts

DEG DEG: Toogasho ka Bilaabatay Gudaha Maqaayada Banaadir Beach iyo Alshabaab oo War Kooban soo dhigay Baraha Bulshada

Tifaftiraha K24

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad leh ku ansaxiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2019ka

admin

Sawirro Hordhac ah: Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Galkacyo.

admin