MUUQAAL: Miyaa lagu xaraashay shidaalka somalia shirkii london & baaxada dhulka shidaalka leh

0

Waa somalia ka careysan shirka shakiga badan dhaliyay balse lagu soo bandhigay baaritaana lagu sameyay shidaalka xeebaha Somalia, hay’ada baaritaanka sameysay ayaa sheegtay in kulanka lagu soo bandhigay ilaa 50-qeyb oo kamid 173-000 kun KM isla markaana dhaca xeebaha Somalia.

Mid kamid ah sawirada lagu soo bandhigay shirka ayaa muujinayay baaxada dhulka laga helay shidaalka ee dhaca xeebaha Somalia hase ahaate xisbiyada mucaaradka ayaa shirkan ku timaamay mid lagu xaraashayo shidaalka Somalia in kastoo wasiirka badrolka dowlada u beeniyay arinkaas isla markaana sheegay muhiimada laga faa’iday shirka.