Animation

MUUQAAL: Maxaadan Ogeyn oo Madaxweyne Xasan Shiikh uu ka yiri In Soomaliya ay ka Tanasuleyso Dacawada Badda ee Kenya kala Dhaxeeya????

no responses
Monday September 19, 2016 - 2:54 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Shacab keeda aysan Marnaba joojin doonin Dacwada Muranka Badda ee kala dhexeeya Kenya inta Soomaaliya ay ka Maqan tahay Dhibic Biyo ah.

Madaxweynaha ayaa Sidoo kale Rajo weyn ka muujiyay Dacwada hortaala Maxkamadda ICJ oo Maanta Bilaabi doonta Dhageysiga Dacwada  Muranka Badda Soomaaliya iyo Kenya.

“Soomaaliya Baddeeda waa la yaqaanaa inta ay le egtahay anaguna ma rabno wax aanan laheyn oo Kenya waa Dal aan Saaxiibo nahay,balse Baddeena wax kasta oo la keeno ugama Tanaasuli doono Kenya”ayuu yiri Madaxweynaha Soomaalliya.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka