Waxaa Maanta si diiran loogui soo dhaweyey Magaaladda Caabudwaaq Waqooyiga Gobalka Galgaduud Murasha Xildhibaanimadda Baarlamanka Dalka Mudane Abdiweli Garyare.
dadweyne aad u fara badan ugaaska beesha Sade Ugaas Ahmed Bare Taakow Suldaan Garbacune ayaa kamid ahaa dadkii ka qeyb qaatey Musharaxa soo dhaweyntiisa.
Dhanka kala So dhaweynta musharaxa ayaa waxa ka qayb qatay Masuliyiinta Maamulka Galmudug ee Dagmada Cabudwaaq.
Murashax Garyare oo saxaafada garoonka kula hadley ayaa sheegey in uu wax badan u qaban doono deegaanka uu ka soo jeedo, isagoona shaaciyey in uu wax badan ka caawin doono inta uu xilkaasi hayo
Haddaba Hoos Ka Daawo Sawiradda Soo Dhaweynta Musharaxa
FILO SAWIRADA SO DHAWEYNTA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN