Muqdisho: Shirka Ahlu Sunnah Kuqabatay oo Lagu Cambaareyey Xag-jirnimada

0

Magalaada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo laba maalin socday, shirkan oo ay ka soo qaybgaleen culumaa’uddiinka ahlu Sunnah wal Jamaaca ee qaar dalalka Muslimka ah.

Shirkan ayaa looga hadlay ka hortagitdda arrimha xagjirnimada.

Shirkan ayaa waxa soo qabanqaabisay jaamacadda Imaamu Shaafici,