Arimaha Bulshada Somali News Top News

MUGADISHU BLUES Waxaa ka haray saacado yaan lagaa buuxin booskee Tikidka sii gooso

Mugadishu Blues waxaa horay loogu qabtay magaalada  Den Haag kaa oo ahaa hordhac kani waa kii weynaa  waxaana lagu qabanayaa Magaalada Amsterdam, habeenkaa waxaad xasuusan doontaa waayo waayo waxaa si  Live ah muusiga u tumayo  dad ku taqsuusay gacaarista sidoo kale fanaaniinta ayaa ayaga halkaa ku soo bandhigidoono codkooda dahabiga ah, Hadaad horay u daawan jirtay kooxdii waabari waxaad xasusan doonta  noloshaadii hore dadka nasiibka uusan u saamixin ineey arkaan koox dhameystaran  oo qalabkeeda u dhan yihiin oo heesayo caawa  fursadaa ka faa’iideyso

Related posts

Dhageyso: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Markii Ugu Horeysay Saxaafada Kula Hadlay Muqdisho Muxuuse sheegay???

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Wasaarada Gaadiidka oo Amar Culus kusoo Rogtay Gaadiidleyda Soomaliyed .. Tollow Maxay tahay????

Tifaftiraha K24

Daawo Sawirada:- Gaalkcyo oo Meel La maro la wayeey Kadib Roob Labo Maalin Socday

admin