Animation

Midowga ardayda Somaliyeed ee Turkiga oo Hogaan Cusub Dortay

no responses
Sunday February 12, 2017 - 4:14 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

waxaan u hambalyeynayaa Mukhtaar Macalim Abdullahi Aw-Ali oo loodoortay in uu noqdo gudoomiyaha guud ee Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Turkiga-UMASET.

waxaan rajaynayaa in aad wax wayn kabadali doontid Insha Allah habsami socodka ururka sidookale aad kasoo bixi doontid shaqadaan adag ee lagu igmaday

mar labaad habalyo ayaan leeyahay Gudoomiye Mukhtaar Aw-Ali

Facebook Comments