Animation

Mid ka mida dhaawacyadii la geeyey Turkiga oo Geeriyooday (Sawir + Magaciisa)

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 7:54 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Cabdulqaadir Maxamed Xuseen (Barqadle) oo ah Xoghayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya Turkiga oo loo xilsaartay ka warqabka xaaladda dhaawacyada dalkaas la geeyey ayaa xaqiijiyey inuu geeriyooday mid kamid ah dhaawacyadii la geeyey dalkaas.

Cabdulqaadir ayaa sheegay in ninka dhaawaca u geeriyooday lagu magacaabi jiray Mahad Ibrahim Siyaad oo ahaa 33 jir, waxa uu ka gubtay jirka intiisa badan gaar ahaan gacmaha lugaha iyo wajiga wax jabiniin ah ma uusan qabin.

Waxaa Marxuumka geeriyooday la socday Khadar Ibraahim Siyaad.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhakhaatiirta Isbitaalka uu ku geeriyooday iyo dadweyne kale ayaa Saladda Janaasadda ku dukaday, waxayna Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga xaqiijisay in meydkiisa lagu aasay dalka Turkiga.

Geeirda Marxuumkaan ayaa kusoo aadeyso xilli Maanta ay Magaalada Muqdisho soo gaari doonaan 10 kamid ah dhawaacyadii dalkaas la geeyey oo kasoo caafimaaday dhaawacyadii kasoo gaaray Qaraxii Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.