Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Mid ka mid ah Ergadii Soo Dooratay Xildhibaanada Barlamaankaoo Lagu dilay Duleedka Muqdisho.

Kooxo hubeysan ayaa Xalay fiidkii Xaafada Sarkuusta ee duleydka magaalada Muqdisho ku dishay Allaha u naxariistee mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya.

Dadka dagan xaafada Sarkuusta ayaa u sheegay in marxuumka la dilay uu ahaa gudoomiyaha Kaam ay dagan  yihiin dad Barakacayaal.

Goob joogayaasha ayaa sidoo kale sheegay in kooxihii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen, waxaana goobta dilka uu ka dhacay gaaray ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo halkaas howgal kooban ka sameeyay.

Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida gobolada Dalka ayaa horay loogu dilay qaar ka mida Ergadii soo Dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya.

Related posts

XOG MUHIIM AH: Xasan Daahir Aweys oo Magangalyo ka helay dowlad Carab ah iyo DF oo hal arin ugu dhagan……….(Tolow Maxay Tahay??)

Tifaftiraha K24

AKHRI: DF oo shaacisay Waqtiga la dhameystiri doono dhismaha Maamulka Hiiraan & Sh/dhaxe..[Calanka & Magaca]

Tifaftiraha K24

Gabadh u dhalatay Jarmalka oo u shaqeyneysay Laanqeyrta cas oo Muqdisho lagu afduubtay

admin