Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Meydad Saaka laga helay Ceelasha Biyaha

Wararka laga helayo Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya  in Saaka lagu Arkay Meydadka Saddex Ruux oo la dilay,kuwaas oo ah Dhalinyaro.

Meydadka ayaa la sheegay in Jirkooda ay rasaas ka Muuqato islamarkaana aan wali la Aqoonsan.

Goobjoogeyaal ayaa K24 u sheegay in loo maleynayo in Saddexdaan Ruux Xalay lagu Dilay Degaanka Ceelasha Biyaha Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Related posts

Daawo: Cudubto ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka oo Tababar loogu soo xiray Magaalada Muqdisho

admin

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ku-Xigeenka Agaasimaha Villa Somaliya.

admin

iMISEY AHAAYEEN RAGII WEERARAY HOTEL EX CAS CASEEY EE MAGAALADA KISMAAYO?

admin