MD Xaaf Oo Si La Fileyn Uga Hadlay Qabsashadii Xalay Madaxtooyada Cadaado [Warsaxaafadeed]

0

Ciidamo katirsan Kuwa Dawlada Soomaaliya ayaa waxay Xalay la wareegeen Madaxtooyada Magaalada Cadaado halkaasi oo Maamulka Galmudug ay ku shaqeyso.

Inkastoo Galmudug Labo Garab kala tahay hadana markii Xaaladu ay meeshaas gaarto waa la isku soo gurmadaa oo la is taageeraa.

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) Ayaa waxa lagu Cambaareeyey Weerarkii lagu qabsaday madaxtooyada Cadaado.

Waxa lagu sheegay Qoraalkaasi in Madaxweyne Xaaf uu Ku Dhaleeceeyey Amarka uu kasoo Baxay Madaxtooyada Soomaaliya.