Animation

Maxay tahay Sababta Dowlada Sacuudiga ay u diiday in la Aaso Meydka Muwaadin Soomaliyeed oo lagu dilay Magaalada Jiddah???

no responses
Monday January 23, 2017 - 7:15 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Cubeyd Siid Cali oo ka mid ah waalidiinta muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Jida ee wadanka Sacuudiga ayaa sheegay in loo diiday Meydka si loo aaso.

Muwaadinkaan Soomaaliga ah ayaa waxaa la dilay xili uu ka baxay Guriga uu ka daganaa magaalada Jida asaga oo u socday Masaajid ku yaala meel aanan ka fogeyn Gurigiisa 7-dii Bishaan Janaayo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

“kooxo aanan wadan dharka ciidanka ayaa u yeeray walaalkay ka dibna wuxuu ka shakiyay, wuuna cararay, markaas ka dib ayay rasaas ku fureen halkaas ayuuna ku geeriyooday.”sidaasi waxaa yiri Cubeyd Seed Cali.

Markii la dilay Muwaadinkaan ayaa waxaa goobta dilka uu ka dhacay gaaray qaar ka mid ah waalidiinta iyo sidoo kale Soomaali badan kuwaas waxaana loo diiday in loo cadeeyo sababta loo dilay Muwaadinkaan iyo in la siiyo Meydka si loo aaso.

Cubeyd ayaa ugu danbeyn sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka codsanayaan inay arrintaan soo faragaliso sidoo kalana ay kala hadasho dowladda Sacuudiga.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.