Animation

Maxaase Ogeyn oo madaxweyne Xasan Sheekh kulahaa in latoogto 50 Dhalinyaro kuxiran India

no responses
Sunday September 25, 2016 - 6:49 under Somali News by Tifaftiraha K24

Mid kamid ah waalidiinta dhalay caruurta ay dilka dal dalaada ay kuriday India ayaa warbaahinta usheegay in madaxweynaha soomaaliya goortii oo tagay india dowlada dalkaas kala hadlay maxaabiista soomaalida balse dowlada india ku amray in bixiyaan mag dhow ame in haystaan maxaabiistaas.

Waalidka mid kamid ah dadka halkaas xukunada lagu ridaya aya sheegtay in Xasan Sheekh dowlada india ku qasbay in  magdhow kabixiyaan madaama sanado badan halkaas ku xirnayeen dhalinyaradaan hadii kale in heystaan lana sii deyn.