Somali News

Maxaadan ogeeyn Galmudug oo markii ugu horeysay xariga kajartay isgaarsiinta ciidanka booliska Galmudug

markii ugu horeeysauy ayaa Galmudug waxa ay ku guuleeysatay in ay furto isgaarsiinta ciidanka booliska Galmudug state  waxaana maanta galinkii danbe xariga ka jaray madaxweyne kuxigeenka Galmudug maxamed xashi cabdi  iyo taliyaha ciidan booliska Soomaliyeed sareeye gaas maxamed sh. xasan xaamud, ayadona markiiba lagula xariiray dhamaan maamul goboleedyada dalka soomaliya .

isgaarsiintaan ayaa kamid guulaha ay galmudug gaareysay maalmihii ugu danbeeyay taliayaha ayaa sheegay in ay ka go antahay in ay sara uqadaan tayeeynta ciidanka booliska Galmudug

20161009_171743 20161009_1722420 20161009_1722421 20161009_173016 20161009_173047 20161009_1730570 20161009_173201 20161009_173359 20161009_173436 20161009_173448 20161009_173715 20161009_173725

Related posts

Daawo: Hogaamiyaha Gabalkiisa uusii dhacaayo ee Xasan Shiikh oo Cawada Arimo Xasaasi ah ka hadlay

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhow lagu weeraray Hoteel ku yaala Muqdisho.

admin

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

admin