Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Maxaad Kala Socotaa Dagaal Ka Qarxey Degaano Hor Leh Oo Galmudug Ka Tirsan???

Dagaal u dhexeeya Ciidamada AMISOM oo Caawinaya Milatariga Soomaaliya iyo Xarakada Alshabaab ayaa ka dhacay degaanka Ceel-hareeri oo hoostaga Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan Toban Ruux sida laga soo xigtay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Saraakiisha  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay Gacanta ku hayaan 7 kamid ah Ragga u dagaalama Al-shabaab oo dhaawacyo qaba islamarkaana la geeyay Degaanka Galcad ee isla Gobolka Galgaduud.

Al-shabaab dhankooda weli wax war ah kama soo bixin oo ku aadan in Dagaalka ka dhacay Galgaduud looga qabtay Maxaabiis Shabaab ah.

Dagaalka oo shalay galinkii dambe dhacay ayaa hadda ah mid degan Goobihii lagu dagaalamay.

Related posts

Caasha Geelle oo iska casishay Guddoomiyenimadii Guddiga dib u eegista Dastuurka

admin

Madaafiic Culus oo lagu garaacay Degmada Afgooye & Qasaaraha oo..

admin

Ciidamada Dowladda oo Degmadda Hodan uu dagaal ku dhex maray.

admin