Animation

Maxaa looga hadalay kulanka Golaha Wasiirada Galmudug Maanta

no responses
Thursday September 22, 2016 - 12:19 under Somali News by admin
mqdefault

Kulanka Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta waxaa looga hadlay Miisaaniyada Dowlada, ilaha dhaqaalaha iyo wasaarada Amniga soo bandhigtay sharciyada wasaarada Aminga .

kulankan ayaa waxaa shir gudoominayay madaxweyne kuxigeenka Galmudug maxame xashi  Cabdi.

Ugu horeeyn ayaa waxaa si adag looga dooday miisaaniyada dowlada  wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada ahna siyaha  wasiirka maaliyada dowlada Galmudug Maxamed farax Axmed ayaa Golaha ka soo hor jeediyay miisaaniyada dowlada Galmudug iyo  , ilaha dhaqaalaha iyo sidii loo hormarin lahaa ilaha dhaqaalaha ka soo xaroodaan.

Sidoo kale waxaa loga doodaday miisaniyada sanadkan 2016 oo  hatan gabagabo mareeysa.
Dhanka kale Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug ayaa maanta golaha soo hordhigtay sharciyada wasaarada Amniga Galmudug aya doona wasiirka wasaarada amniga uu soo gudbiyay sharciyada wasaarda.

wasiirka amniga gudaha ayaa sheegay in loo bahanyahay in la dar dargaliyo arimaha wasaarada amniga ayna mudo ka fakarayeen sidii shariyad xoogan loo sameyn lahaa.

14364623_10205944842698987_7488172154597823358_n 14408978_10205944884540033_2074381150_n 14409047_10205944884380029_1414469053_n 14409327_10205944884500032_1528325216_n 14454672_10205944884660036_1049104492_n