Animation

Maxaa kala socataa Socdaalka Genaral Yuusuf indhacade uu ku tagay Cadaado (Sawiro)

no responses
Saturday September 17, 2016 - 8:58 under Somali News by admin
mqdefault

Waxaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado  Genaral Yuusuf in dhacade Ex wasiir dowlihii hore ee Gaashaandhiga soomaliya  waxa uuna kamid yahay dadka ugu caansan siyaasiyiinta somaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka soomaliya.

Waxaana garoonka diyaradaha ku soo dhaweeyay Wasiiro katirsan  iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Galmudug, saraakiisha ciidamada xooga dalka soomaliya gaar ahaan qeybta 21 aad ee ciidanka xooga.

General Yuusuf siyaad indhacade ayaa sanadadii la soo dhaafay siyaada somaliya ka ahaay dibadan joog isla markaan aan kabixin dalka gudihiisa si uu ula qeybsdo waxa uuna sanadadii la soo dhaafay ahaa mid baanka ka jooga, waxa uuna kamidyahay siyaasiyiinta farkutiriskaan oo aan dalka banaanka ugu bixin.

Socdaalka generalka ayaa ku soo aadaya xili Magaalada Cadaado ay ka socoto doorshooyinka Baarlamaanka soomaliya qeybta deegaanada Galmudug.

Warar ka qaar ayaa sheegaya in uu ka qeybqadanayo dib uhabeynta iyo tayeynta ciidamada Galmudug oo diyaar garoow ugu jira sidii Alshabaab looga saarin lahaa deeganada ay uga harsanyihiin Galmudug.

14365425_1883155175248593_790956142_n 14397393_1883155311915246_1202379393_n 14374660_1883155241915253_146455408_o14407742_1883155281915249_405838596_n