Somali News

Maxaa iska Bedelay Habka Baarlamaanka Puntland u Ansixinaayo Wasiiradda cusub?

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u codeeyay in Wadar ahaan loo ansixiyo Wasiirada Cusub ee Madaxweyne Deni dhawaan soo Magacaabi doono.

Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa u codeeyay in si guud loo ansixiyo Golaha Wasiiradda, waxaana arintaasi ogolaaday 26 xildhibaan.

24 Xildhibaan waxay u ansixiyeen in mid mid loo ansixiyo Wasiirada.

3 Xildhibaana waa ka aamustay.

Sidaasi ayaa Baarlamaanku ku go’aansaday in wadar lagu ansixiyo Wasiirada cusub ee la sugayo.

Related posts

War cusub: Yaalala beegsaday Duqeyn xoogan oo xalay ka dhacay Deegaano hoostaga dagmada…..???

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Xildhibaanadda Baarlamaanka oo Cadeeyay in aysan la Xisaabtami karin Ciidamada Amisom ee Gawaarida ku jiira Shacabka Soomaaliyeed

admin

War hada ah: Booliska Kenya oo Sheegay in Howlgal ay ku dileen Sarkaal Sare oo Shabaab ka tirsan oo lagu Magacaabo…..

Tifaftiraha K24