Masuul ka tirsan P/Land oo lagu toogtay Gaalkacyo & Faah Faahin kasoo baxeysa Qaabkii…

0

Wararka laga helayomagaalada  Gaalkacyo  ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay waqooyiga magaaladaasi ku dishay mas’uul ka tirsan dowladda hoose ee Gaalkacyo.

Mas’uulka la dilay ayaa aha Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee magaaada Gaalkacyo Axmed Deeq Cali Hayaan, waxaana dilkiisa geystay dabley ku hubeysnaa Bistoolado, iyagoo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Wararka ayaa sheegaya  in mas’uulka la dilay ee Axmed Deeq ay rasaastu ka haleeshay Madaxa, iyadoo loola cararray isbitaalka guud ee Magaalada Gaalkacyo , halkasoo uu ku geeriyooday.

Ilaa hadda ma jirto cid Sheegatay Masuuliyada Dilka Xisaabiyiii Dowlada Hoose Magaalada gaalkacyo ee Mudug, iyadoo loo aaneynayo inay Alshabaab ka danbeey