Animation

Mashruuc shaqo logu abuurayo dhalinyarada Jubbaland oo la bilaabay iyo Wasiirka Dhalinyarada oo..

no responses
Friday September 9, 2016 - 2:11 under Breaking News by admin
mqdefault

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose waxaa manta laga bilaabay mashruuc lagu shaqo gaynaayo ila 300 oo dhalinyaro ah.

Mashruucaan oo ay bixisay Hay.ada ILO ayaa waxaa sido kale iska kaashanaya Shaqada iyo shaqaalaha DF iyo Jubbaland iyo Wasaarada dhalinyarada iyo Sportska Jubbaland.

Qaybtii ugu horaysay ee mashruucaan ayaa waxaa lagu dhisaya wado dheer oo dhex marta magaalada kismaayo halka qaybaha kale wali laga war sugaya halka lagu maal galin doono.

Wasiirka dhalinyarada iyo Sportska Jubbaland Maxamed Aw libaax iyo maasuliyiin kale oo ka hadlay furitaanka mashrucan ayaa u mahad celiyay ILO iyo DF oo mashruucaan Jubbaland u fududeeyay.