Somali News

Mareykanka oo  ugu baaqday dowladda Dhexe in ay lagasho wada hadel.

War kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu baaqay dib u heshiisiin iyo wada shaqeyn dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Safaaradda ayaa ku boorisay dowladda Federaalka, dhammaan 5 Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Baarlamaanka, iyo saamileyda inay iska kaashadaan sugida amniga in la xaqiijiyo doorasho lagu kalsoonaan karo sanadka 2020/21.

Warka kasoo baxay Dowladda Mareykanka ayaa kusoo beegmaya xilli uu xoogeystay Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland.

Related posts

Isbaheysiga mucaaradka kenya ee NASA oo sheegtay in doorashada uu ku guulestay musharaxooda Raila Odinga

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Xasan Sheekh oo U hambalyeeyay David Cameron

admin

War Cusub: Maxuu ku soo Dhamaaday Kulan Xasaasi ah oo Madaxtooyada Garoowe ku Dhexmaray C/Wali Gaas iyo Wafdi ka socda UN-ka??+Sawirro

Tifaftiraha K24