Somali News

Maraykanka oo wasaarada gashandhiga Somalia ugu deeqay…

Mareykanka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliay ugu deeqay Qalab dhaliya awooda Korontada.

Qalabkan ayaa ahaa Motoorrada dabka dhaliya, waxaana safaaradda Mareykanka ay sheegtay in dowladda Mareykanka wadashaqeyn dhow la leeyihiin, kana taageeraan dhinacyo kala duwan.

Deeqda Mareykanka ayaa la geeyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Mudisho, iyadoo ay la wareegeen saraakiisha wasaaradda.

Related posts

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo Kooxda Jeenyo guddoonsiiyay koobka Jeneraal Daa’uud

admin

Daawo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo ka hadlay Arimo badan…

admin

Cabdikariim Guuleed Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug oo soo saaray war-saxaafadeed ku socda Mucaaradka iyo Dowlada.

admin