Animation

Maleshiyaad hubaysan oo saka dilay Shaqsi aad loga yaqaanay dagmada Cabudwaaq

no responses
Thursday November 19, 2015 - 12:49 under Somali News by admin
mqdefault

Magaalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia waxaa manta ka dhacay fal aad loga wada naxay kaas oo lagu dilay Da,uud Qorane oo ah Shaqsi si weyn magaalada Cabudwaaq loga yaqaanay,

 

Daa,ud waxaa dilay Maleshiyaad hubaysan ila iyo hadana  lama yaqaan sababta ay u dileen  Shaqsigaan ku weyna Shacabka Dagmada Cabudwaaq.

Maamulka iyo Howlwadeenada Shabadakada Warbaahinta  Kismaayo24 waxaay  ka tacsiyaynaysa geeridi Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuun daa,uud Qoraane waxaanu leenahay ilahay janadii Fardowso haka waraabiyo Eheladiisi iyo Awlaadiisana Samir iyo Iman Alaha Ka siiyo Amin Amin Amin.