Animation

Magaca madaxweynaha la filayo in uu manta ku gulaysto Madaxweynaha Hirshabelle.

no responses
Saturday September 16, 2017 - 1:08 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa Hada Bilaabatay Codeeynta Wareega Sadaxaad oo ay ku Tartamaayan labadii Musharax ee Ugu Codka badnaa Wareegii Koobaad oo kala aha Musharax Maxamed Cabdi Waare Oo Helay 44 Cod iyo musharax Daahir Cabdulle Cawaale oo isna Helay 20 Cod waxaana hada Codeeyntii ugu Horeeyey Dheebtay Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Iyo labadiisa Xigeen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wareegan ayaa ah kii ugu Danbeeyey Waxaana Lagu Wadaa in Saacadaha soo Socda lagu kala baxo doorashadaasi isla markaana la doorto Hogaanka Cusub ee Maamulkaasi.

Kismaayo24 ayaa saadaalinaysa in musharax maxamed cabdi waare uu ku gulaysan doono doorashada Madaxtinimada Maamulka Hirshabelle.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.