Animation

Magaalada Kismaayo oo manta si weyn loga ciiday Warbixin

no responses
Monday September 12, 2016 - 12:14 under Breaking News by admin
mqdefault

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kmg ah ee Jubbaland State ayaa manta siweyn loga ciiday.

Shacabka iyo Masuliyiinta Jubbaland qaybahooda kala duwaan ayaa isku meel ku tukaday salaadi ciida.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dhawaan ka so labtay magaalada muqdisho ayaa boqolal qof kula hadlay magaalada Kismaayo waxana uu dhambal hambaliyo ah hawada u mariyay Shacab weynaha Jubbaland.

Maadxweynaha waxaa uu sido kale ka hadlay Amanka Magaalada Kismaayo waxana uu faray shacabka magaalada Kismaayo in ay adkaystaan Amanka ay ku naalonayaan manta.

Dhanka kale qaar ka mid ah MisaaJidada Magaalada Kismaayo ayaa ayagana laga ogay Salaadi Ciida ayado ay ku tukadeen Dadweyne badan.

Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa dagan waxaana magaalada laga dareemaya damaashadka Ciida.