Animation

Magaalada hargeysa oo Maanta Mashaqo ay ka dhacday Dhimashada waxa ay mareysa 4 Ruux Dhaawacana 6 kadib Markii

2 responses
Thursday November 24, 2016 - 5:11 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya Dilal Siyaabo kala duwan Maanta uga dhacay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaliland ka magac baxay.

Inta la xaqiijiyay dhimashada waa 4 ruux dhaawacana waa 6 ruux oo qaarkood dhaawacyadooda culusyihiin’waxeyna taasi ay timid kadib markii gudaha magaalada hargeysa siyaabo kala duwan uga dhaceen dilal qorsheysan iyo shilal gaari.

Dadka dhintay lo kamd ah wax aay ku dhinteen Shil gaari oo ka dhacay Bariga Magaalada Hargeysa waxaana sidoo kale shilkaasi ku dhaawacmay laba Ruux kale.

Askari ka tirsan Ciidanka Soomaliland ayaa sidoo kale Ruux shacab ah si Bareree ah ugu dilay Nin la socday Gaari Iska roge ah .

Qofka Afaraad ee dhintay ayaa Lagu dilay Bartamaha Magaalada hargeysa waxaana dilkaasi geestay Nin Bistoolad ku hubeysan Isgaoona durbadiiba goobta ka baxsaday Waxaana ninka la dilay uu ahaa sida la sheegay Ganacsade.

Wadarta guud ee Maanta Siyabo kala duwan ugu dhimatay Hargeysa ayaa waxa ay ka dhigeysa 4 Ruux oo Mid kamid ah Bartamaha Hargeysa lagu dilay halka Laba ruuxna ay ku dhinteen shil gaari.