Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kadigay qatar ka soo socoto Galmudug.

Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrinta maamul u sameynta  Galmudug.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horreyn ka digay dhibaato hor leh oo ka dhalata ciidamada kala duwan oo ay dowladda Soomaaliya ku daabuleyso gudaha magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay haddii aan si fiican loo maareyn arrinta Galmudug ay dhici karto qatar xoog leh oo ka daran tii Koonfur Galbeed, sida uu hadalka u dhigay.

“Walaahi Galmudug, haddii aan si fiican loo maareyn qatar xoog leh oo tii Koonfur Gaalbeed ka daran ayaa ka soo socota oo ah in la’is dilo.” ayuu yiri, Xasan Sheekh.

Related posts

Dhageyso: Safiirka Mareykanka u Fadhiya Soomaliya oo si Aadag uga hadlay Musuq maasuqii ay ku kaceen Madaxda Galmudug Mudadii ay socotay Doorashada

Tifaftiraha K24

Qoraa reer hargeysa ah oo buug ka qoray madaxweyne farmaajo ayaa xabsiga la dhigay

admin

War maxaa loo la,yahay wax la taliya Kenya

admin