Somali News

Madaxweynihii hore ee Kenya oo Geeriyooday.

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi ayaa saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Daniel Arap Moi wuxuu xukumayay wadanka kenya muddo 24 Sanno, Waxaa uu xilka ka degay sanadkii 2002dii.

Madaxweynihii hore oo ku dhintay da’da 95 jir ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Niarobi Bishii October ee Sanadkii hore halkaasi oo lagu dabiibayay.

Related posts

Dhageyso: Hadii shalay DFS uu ATOM isku soo dhiibey maanta yaa Shabaab isku dhiibey oo Dowladda ka tirsan???

admin

Top News: Gaari Walxaha Qarxa ay saaranyihiin oo Gobalka Galgadud lag qabtey xili halkaasi ay……………..

admin

Kooxo Hubeysan oo Goordhaw Dil ka Geesatay Isgooyska Sanca ee Magaallada Muqdisho

admin