Somali News

Madaxweyne Waare oo xilka qaadis iyo Magacaabis ku sameeyay Wasiiro katirsan Hir-Shabeelle

Madaxweynaha Dowlad
Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay afar
katirsan Wasiiradiisa iyo hal Wasiir ku xigeen.

Digreetada magacaabista ee
Madaxweyne Waare kasoo baxday waxaa loo cuksaday shaqo gudasho la’aan ay ku
sifoobeen Wasiirada iyo wasiir ku xigeenka.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare waxaa xilalka afarta wasiir iyo ku xigeenka ku buuxiyay xubno kale oo u arko in ay buuxin karaan xilalkaas.

Related posts

Dhageyso : “Xildhibaan Magan” Hadalka Uhuru waa mid uu ku baneysanaayo Xasuuqa ay ciidankiisa Kawadaan Gobolka Gedo.

admin

Top News: Wafdi heer caalami ah oo aad u balaaran oo Kismaayo ku wajahan!!!

admin

Roobkii xalay soo bilowday oo ilaa iyo saakay ka da’aya muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka

admin