Somali News

Madaxweyne kuxigenka Galmudug oo Socdaal Shaqo ku maraya Dagmoyin ka tirsan Gobolka Mudug..

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug maxamd xashi cabdi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqday deegaanka Bitaale ee Gobolka mudug oo qiyaastii 50km kagabeegan dhanka waqooyi bari magaalada Galkacyo.

Madaxweynaha ayaa ukuurgalay xalada Nololeed ee deegaankaas

Ayadoona bulshada halkaas kunool ay siweyn u soodhaweyeen wafdigii madaxweynaha
Bulshada ayaa kawaramay baahiyaha deegaanka sida waxbarshada ,caafimaadka xarumaha booliska deegaanka iyo guud ahaan xaladaha Amni ee deegaankaas
Madaxweynha ayaa booqday goob caafimaad oo kutaala deegaanka bitaale asigoona sheegay in ay wasaarada caafimaadka dhawaan soogaaridonto deegaankan

Madaxweynaha ayaa bulshada usheegay in ay dowladu garabtagantahay bulshada loona bahanyahay in ay dhankooda qaataan kaalintooda .

Dowladana waxa ay diyaar utahay dhameystirka xarumaha loogu adeego bulshada horay ayaa madaxweynaha GALMUDUG u booqday deegaankaas iyo deegaano kale.

13902565_10205707666649734_1871111422301859289_n 13903234_10205707673889915_3692919015945137580_n 13906828_10205707671209848_221042941688026465_n 13912524_10205707667849764_7515729582217920958_n 13934681_10205707672369877_7550957768473146432_n 13939587_10205707672889890_2153053494203250187_n 14034896_10205707668689785_2147324477485979325_n 14039958_10205707665529706_5726701221136763596_n 14040188_10205707666009718_3831909591293985344_n

Related posts

Macalin Maxamed iyo Sh Maxamed Aw-libax oo Xilalki la kala wareegay.

admin

DEG DEG: Alshabaab oo Gudaha u galay Xarunta Dambi baarista ee C,I,D Muqdisho iyo Rasaas Xoogan oo hada laga Maqlaayo Gudaha Xarunta

Tifaftiraha K24

Daawo : Culimada Puntland oo Afka Furtay Go’aan adagna ka soo saaray Bandhig faneedka ka socda…..

Tifaftiraha K24