Breaking News Somali News Top News

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo boqday Deeganka Godinlabe oo ay horay shaqaaqo uga dhacdya

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi  iyo Wasiirka Arimah Gudaha Somalia Cabdiraxman Odowa ayaa manta boqasho howleed ku tagay deeganka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi   iyo Wasiirka Arimah Gudaha Somalia Cabdiraxman Odowa  ayaa waxaa Safarkiisan ku weheliyay Wasiiro ka tirsan Xukumadsa Galmudug iyo Saraakiil Ciidan.

Boqashada Madaxweynaha ayaa waxay daarnayd so indho indhayta Goob ay maalmo ka hor isbaaro dhigteen Maleshiyo Beeled deeganka ah kadib na ay ciidamada NISA Galmudug ay  ka sifeyeen gobtaasi.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo gobtaasi ka hadlay ayaa waxa u sheegay in Galmudug aysan u dulqaadan donin isbaaro danbe oo sharci daro ah.

 

Waxa sido kale Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi ugu baqay bulshada ku nool Godin labe in ay nabada ka shaqeyaan Ciidamada Amankana la shaqeyaan si lo heelo Adegyada kala duwan ee ay Bulshadu u bahan tahay.

Dhanka kale   Wasiirka Arimah Gudaha Somalia Cabdiraxman Odowa ayaa asagan dadka reer gudinlabe  ugu baqay in ay ka shaqeyaan xasiloonida oo aysan marnaba qadan fowdo..

 

DSC09256-1024x576DSC09315-1024x768DSCN4608-1024x768DSCN4579-1024x768DSCN4547-1024x768 DSCN4532-1024x768 DSCN4473-1024x768 DSCN4453-1024x768 DSCN4448-1024x768 DSC09316-1024x768 DSC09315-1024x768 DSC09308-1024x768 DSC09306-1024x768 DSC09295-1024x768 DSC09287-1024x576 DSC09283-1024x576 DSC09278-1024x576 DSC09277-1024x576 DSC09271-1024x576 DSC09268-1024x576 DSC09264-1024x576 DSC09263-1024x576 DSC09260-1024x576 DSC09257-1024x576

Related posts

Qarax Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho

admin

Daawo: C/llahi Ciilmooge oo Muqdisho ka wada Abaabul siyaasaddeed oo ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland

admin

Daawo: Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Wariye Maxamed Ibrahim Macalimu.

admin