Somali News

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Dalacsiiyey Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019  ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

Markuu arkay:-  Dastuurka Dowladda Puntland
Markuu arkay:   Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey
1. Waxaa Dhamme  Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne Ku-xigeenku.

=DHAMMAAD=

Related posts

XOG: Magalada Jowhar Maxaa ka Cusub Saakay Shirka Wejigiisa labaad maka furmi doonaa Mise? Xog Rasmi ah la soco

admin

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo sheegey xiligan aan loo baahneyn in laga doodo biyaha Soomaaliya

admin

Xildhibaan Jurile oo ka tacsiyeeyay geeridi Cabdiqadir Xaji Masale

admin