Animation

Madaxweyne farmaajo” Xildhibaan Siciid wuxuu ahaa shakhsi u huray naftiisa u khidmeynta dalka iyo dadka isaga oo darajo sare ka gaaray……

no responses
Monday February 13, 2017 - 9:35 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha jamhuuriyada soomaliya mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid allaha u naxariistee marxuum saciid xasan geeddi oo ka tirsanaay xildhibaanada baarlamaanka soomalia.

Madaxweyne farmaajo ayaa alle uga baryay marxuumka in uu janaddii fardowso ka waraabiyo ehaldii iyo qaraabadii uu ka tagayna sabar iyo iimaan in uu ilaahey ka siiyo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

” Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada iyo qoyskii uu ka tagay Marxuum Siciid Xassan Geeddi oo kamid ahaa xildhibaannada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya”.

” Xildhibaan Siciid wuxuu ahaa shakhsi u huray naftiisa u khidmeynta dalka iyo dadka isaga oo darajo sare ka gaaray Ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskiisana sabar iyo iimaan uu ka siiyo”.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.