Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyay socdaalkiisa Puntland kuna wajahan Galmudug

no responses
Saturday January 13, 2018 - 9:09 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa soo gaba gabeeyay socdaalkii nabadda ee uu ku maraayay deegaannada puntland.

 

Madaxweynaha oo maalmahaan ku sugnaay puntlans socdaal dhulka ahna ku maray deegaanno iyo dagmooyin badan oo puntland ka tirsan ayaa socdaalkiisa kusoo gaba gabeeyay magaalada boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

 

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ku wajahanyihiin Magaalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug waxaana magaalada labadeeda qeybood laga dareemaya diyaar garoowga soo dhaweynta madaxweyne farmaajo.

 

Madaxweynaha waxa booqash rasmi ah uga bilaaban doontaa deegaanada galmudug isagoona la flaayo in uu tago magaallooyinka caabudwaaq guriceel dhuusamareeb.

Facebook Comments